Dad rayid ah oo lagu dilay Bakaaraha

0
Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado oo ka tirsan Al-Shabaab  ayaa lagu soo waramayaa in 2 qof oo shacab ah lagu dilay isgooska bakaaraha ee magaalada Moqdisho sida goobjoogayaal ay sheegeen.
Ciidammo Ka tirsan Dowladda ayaa halkii uu dilka ka dhacay gaaray,iyagoo goobta ka qaaday 2 qof ee la dilay. Kooxihii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday Si kastaba bishan gudaheeda isgooska suuqa bakaaraha ee magaalada Moqdisho waxaa ka dhacay ugu yaraan 5 dil oo ilaa iyo haatan aysan jirin cid loo soo qabtay

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.