Akhriso:-Golaha iskaashiga Maamul-Goboleedyada Dalka oo isugu imaanaya Shir deg deg ah

0

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa bisha soo socota yeelan doona shir deg deg ah, kaasoo Oo Qabsoomaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamul-Goboleedka Jubbaland.

Warqad uu ay si wada jir ah usoo saareen golaha oo uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Golaha Iskaashaiga Dowlad Goboleedyada Cabduweli Maxamed Cali Gaas ahna Madaxweynaha Puntland

Shirkan deg-deg ah ee golohu uu yeelanayo ayaa kusoo beegmaya,iyadoo bilhii dambe uu aad u sii xumaanayaa xiriirka u dhaxeeyo dowlada dhaxe ee dalka iyo Maamulka Jubbland.

Halkan Ka Akhriso Warqada ay Soo saareen Maamul-Goboleedyada dalka.

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.