Xog-Puntland iyo Soomaaliland oo heshiiyay!

0
  • Hornafrik  wararka uu helayo honafrik ayaa waxay sheegayan in aay hisheeyeen mamulada puntalan iyo soomliland xili uu dagaal culus uu dhaxeyay labadas mamul 
  • hishiska aay hisheeyen mamulada puntland iyo soomliland ayaa waxa lashegayaa in aay kadanbeysay qaramada midoobe iyo igad sidoo kalana odiyasha labada dhinac aay waden malmihii udanbeysay wan waan lagu dhax dhaxadinayo maamulada puntland iyo soomliland
  • wararka  qaar ayaa waxay sheegayan in ciidamadii soomliland iyo puntland lakala qaaday
  • kuwaas oo inbadan isku hor fadhiyay deganka tukaraq ee gobolka sool
  • deganka tukaraq waxaa isku hastay mamulada puntland iyo soomliland iyadoona aay ku dhinteen dad farbadan kuwa kalane aay ku dhawcmeen

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.