Deg-Deg Qarax gaari oo goordhaw Muqdisho ka dhacay.

0
Hornafrik–Goordhaw ayaa qarax gaari waxaa uu kadhacay degmada Hodan Gaar ahaan xaafadda Taleex waxaana uu ahaa mid gaariga qarxay lagu xiray.
sida ay goobjoogayaal u xaqiijiyeen hornafrik qaraxa ayaa waxaa uu si gaar ah uga dhacay meel u dhac masjidka  Cabdirashiid . waxaa garaiga uu qaraxa ku xirnaa saarnaa afar qof oo la sheegay in dhamaantood ay dhaawacmeen. la soco wixii soo kordha.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.