Waa Kuma Fahad Yaasiin?

0

Hornafrik-Digreetada uu soo saaray madaxweynaha Soomaaliya ayaa qeyb kamid ah waxaa taliye ku xigeenka Nabad-sugidda Soomaaliya loogu magacaabay fahad Yaasiin.

hadaba waa kuma Fahad?

Fahad Yaasiin waxaa uu horey uga soo mid noqday wariyaasha TV-ga Al-jazeera.

tan iyo markii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo xilka la wareegayna waxaa uu ahaa agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.