Taliyaasha Nabadsugidda Jubbland oo laga soo tarxiilayo Kismaayo!

0

Hornafrik-Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland waxaa xalay garoonka diyaaradaha ku xirnaa Taliye iyo ku xigeenkiisa ay dowladda Soomaaliya u magacaawday nabad-sugidda Jubbaland Cali mire iyo Maxamed.

Madaxda Jubbaland ayaa diiday in gudaha magaalada ay galaan taliyaasha ay dowladda u magacawday.

Maanta ayaa dib loogu soo celinayaa magaalada Muqdisho , iyadoo laga soo masaafurinayo Kismaayo.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.