Waqtiga ay dhaceyso doorashada Puntland oo la shaaciyay.

0

Hornafrik-Baarlamaanka Puntland waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen in 8 January 2019 la qabanayo doorashada Madaxwaynaha iyo Madaxwayne Ku-xigeenka, halka 31 September ee 2018 la kala dirayo Xildhibaanada.

Xubnaha Baarlamaanku sidoo kale waxay muddo xileedkii u kordhiyeen guddiga doorashooyinka kumeelgaarka ah ee doorashooyinka Puntland oo shaqadoodu tahay doorashooyinka Dowladdaha Hoose.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.