Maxaa caawa ka cusub Muqdisho?

0

Hornafrik– waxaa caawa si rasmi ah muddo kadib loo daahfuray in shaqada dekadda Muqdisho ay socoto habeen iyo maalin si iskumid ah.

Ra’iisal wasaare xigeenka dalka Mahdi Maxamdd Guuleed Khadar iyo xubno kamid ah golaha wasiirada ayaa ku dhawaaqay in si rasmi ah loo daah furay shaqada afar iyo labaatanka saac ee dekadda Muqdisho.

Dhamaan xafiisyada ayaa caawa laga bilaabo waxaa ay yihiin kuwo shaqeyn doona.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.