Xog-Xagee ku danbeeyaan ciidanki xasilinta Muqdisho?

0

Hornafrik– todobaadyo kahor waxaa magaalada Muqdisho amaankeeda  laga wareejiyay ciidamadi xasilinta , waxaana lagu wareejiyay kuwo Boolis ah iyo Guutada 14-ka October.

Hadaba su’aaha ayaa ah xagee ku danbeeyeen kuwi xasilinta?

Dhawaan waxaa dhamaan askarti kamid ahayd xasilinta la horgeeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Bashiir waxaana uu ku war geliyay in ay si toos ah uga mid noqdeen ciidanka Booliska Soomaaliya.

Inta badan ciidanko Nabad Sugidda Gobolka Banaadir ayaa dhamaan laga dhigay Boolis , tababar horleh ayaana u socda.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.