Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Khilaafka Sacuudiga iyo Canada!

0

Hornafrik-Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya war ay soo saartay ayay ku sheegtay in ay garab taagantahay dowladda Sucuudiga.

War qoraal ah oo wasaaraddu ay soo saartay ayaa lagu sheegay in ay kasoo horjeeddo faragalin lagu sameeyo arimaha gudaha Sucuudiga.

Qoraalka Wasaaradda ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay rajeeyneyso in xiriirkoodii Diblomaasiyadeed ay dib usoo celiyaan dowaldaha Sucuudiga Iyo Kanada.

Hoos ka aqrsio qoraalka Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.