Qaraxyo laga war helay in lala damacsanyahay Baydhabo.

0

Hornafrik-Taliska Booliska Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay aya waxaa ay sheegeen in ay ka war helen damac Shabaab e ah in ay qorsheynayaan qaraxyo maalmaaha soo socda lala eegto magaalada Baydhabo.

waxaa ay soo saareen amaro lagu mamnuucayo in mooto bajaajta ay muddo maalmo ah ka shaqeyn doonin gudaha magaalada.

waxaa ay sheegeen in xogta la helay ay sheegeyso in Shabab qaraxyo ku rarayaan mooto bajaaj.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.