Deg-Deg Howlgal Miltari shabaab ka dhan ah oo ka bilowday Sh/Dhexe.

0

Hornafrik-Ciidamada Milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah utababaran ee Danab iyo kuwo Mareeykan ah oo iskaashanaya ayaa weerar waxa ay ku qaadeen Saldhigyo  Al-Shabaab oo ku yeelihiin Gobolka Shabeelaha Hoose.

Saldhigyada la weeraray ayaa waxa ay ku kala yaaleen deeganada Basra, Buulo kuunto,GarasweyneDaniga Baalow , oo dhamaatood katirsan Shabeelaha Hoose.

Goobaha la weeraray ayaa waxaa la sheegay in Shabaabku ay ku tababari jireen caruurta ay udiyaarinayaa gulufka ay ka wadaan Koofurta Iyo Bartamaha Soomaaliya.

Wali lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarka ay qaadeen Ciidamad Danab iyo kuwa Mareeykanka ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.