Waa maxay dibad baxa maanta ka socda Muqdisho?

0

Hornafrik– inbadan oo kamid ah dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa maanta isu soo baxay wadooyinka magaalada Muqdisho , waxaana ay ka cabanayaan amni darida jirta ee dilalka ugu horeeyo.

Waxaa ay wataan boorar lagu qoray ereyo ay kamid yihiin .,kan idina birina adiga ayuu ku dilayaa, waa fariin ku sicta laamaha amaanka ee Muqdisho.

Baroor diiq ayaa qeyb ka ah isu soi baxa maanta ee Muqdisho waxaana ay dhalinyarada u duceynayaan , dhalibyaro nudooyinkii danbe lagu dilay magaalada uguna danbeeyay Hal Abuure Maxamed Shiilh Cali Maxamuud Dable Biylot.

Qaarkood ayaana haatan socod ku maraya wadooyinka magaalada.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.