Deg-Deg-Qarax culus oo goordhaw ka dhacay Muqdisho.

0

Hornafrik-Wadad Makka-almukarama ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhaw ka dhacay qarax aad u culus.

Qaraxa ayaa ka dhacay ka soo horjeedka maqaayadda Baar Italia ee wadada Shaqaalaha Muqdisho.

Waxaa uu mid loo adeegsaday gaari laga buuxiyay walxaha qarxay.

Meydad iyo dhaawac ayana la arkayaa.

La soco wixi so kordha , Hornafrik

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.