Deg-Deg-Is rasaaseyn ka dhacday isgoyska Seybiyaano ee Muqdisho.

0

Hornafrik- Gaari Nooca Raaxada ah iyo Gaari Cabdi bile Ah Ayaa Isku Rasaaseeyay Aagga seybiyaano degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Gaariga Raaxada Iyo Cabdi bilaha ayaa Iska Soo Bursaday Banaadir Maadama Gaariga Raaxada Ah Laga Shakiyay Isla Gaarigii Raaxada ayaana Markuu seybiyaano Marayay Ayuu Bilaabay Xabad Wuxuuna Cabdi bilihii Ka Dhaawacay Hal Askari Isagiina Labo Ayaa laga dilay Midna Waa Laga Dhaawacay.

Wararka qaar waxay sheegayaan in dhimashada tahay afar qof.

Hadda Aagii uu Falka Ka dhacay Ayaa Xiran Ciidamo fara badan Ayaa Goobtii Soo Buux dhaafshay Gaarigii Raaxada Iyo Ragii Watay Oo Meyd Ahna Goobtii Ayaa Yeelaan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.