Mareykanka oo sheegay in Rag Shabaab ahaa ku dilay meel u dhaw Muqdisho.

0
Hornafrik-War ka soo baxay taliska Mareykanka u qaabilsan Afrika ee Africom loo yaqaano ayaa waxaa ay ku sheegeen in meel qiyaasti 74-mile dhanka Waqooyi galbeed kaga beegan Muqdisho ay ka fuliyeen duqeyn lagu dilay rag ka tirsanaa Al-Shabaab.
Duqeynta diyaarad oo dhacday Shalay oo bishan Augost ahayd labo ayaa waxaa ay Mareykanka sheegeen in lagu dilay afar kamid ahaa xubnaha Shabaab.
Sidoo kale waxaa ay qoraalka ku xuseen in ay xaqiijiyeen in dad shacab ah aanu dhaawac iyo dhimashaba ka gaarin duqeyntaasi.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.