Ciidamo horleh oo soo gaaray Muqdisho.

0

Hornafrik-waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray kun askari oo ku biiraya howlgalka midowga Afrika ee Amisom waxaana hogaaminayay Col. Paul Muwanguzi.

Ciidankan ayaa ah kuwo si gaar ah uga howlgali doona gobalka Shabeelaha Hoose.

Waxaa ay ahaayeen kuwo horey fasax ugu maqnaa tababar kale ayay soo galeen intii ay maqnaayeen.

Hadaba waxaa ay tani imaaneysaa iyadoo ay Amisom wado qorshihii ay dalka uga bixi lahaayeen.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.