R/W Kheyre oo gaaray Garowe aadna loogu soo dhaweeyay.

0

Hornafrik-Ra`iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayay ayaa goor dhow gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.

Soo dhaweynta Raiisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa saddexdii maalmood ee la soo dhaafay si weyn looga dareemayay Garowe iyo deegaanada kale ee maamulkaas waxaana wadooyinka magaalda gudeheeda  lagu hardhay boorar sawirka Ra`iisul wasaaraha lagu dhejiyay magaciisana lagu qoray.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.