Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Asmara , Eritrea

0

Hornafrik-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqasho saddex maalmood qaadan doonta ku tagaya dalka Eritrea, kaddib markii uu casuumaad rasmi ah uu ka helay dhiggiisa Eritrea.

Wasiirka Warfaafinta dalka Eritrea Yamene G Meskel ayaa bartiisa twiterka u soo qoray in madaxweyne Farmaajo booqasho uu ku tagayo dalkaasi Eritrea.

Sidoo kale wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geele ayaa sheegay safarka.

waxay noqon doontaa marki ug horeysay ee madaxweyne Soomaaliyeed uu tago Eritrea.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.