Dayax madoobaad haatan ka jira meelo Soomaaliya kamid ah.

0

Hornafrik– dayax madoobaad la sii shaaciyay inuu dhacayo , yahayna kii ugu waqtiga dheeraa ayaa haatan laga arkayaa meelo badan oo caalamka kamid ah , Soomaaliya ayaana qeyb ka ah meelaha laga arkayo.

Muqdisho iyo magaalooyin kale oo dalkeena kamid ah ayaa haatan la arkayaa dayaxa oo qeyb dhan ay madoobaatay , dadka ayaana badi bilaabay alle bari.

Hey’adda Hawada Sare ee Mareykanka ee NASA ayaa maalmo kahor waxaa ay soo saartay warbixin lagu sheegayo in caawa oo ah 27-ka bisha Jully la arkayo dayax madoobaadki ugu waqtiga dheeraa qarnigan 21-aad.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.