War deg deg ah:- Qarax gaari lagu xiray oo goor dhow ka dhcay Muqdisho.

0

Hornafrik-Qarax lagu xiray Gaari nuuca raaxada ah ayaa goor dhow ka dhacay aga gaarka Xarunta Daljirka Dahsoon degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.

Sida wararka hadda soo baxaya ay sheegayaan Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay wadihii gaarigaasi waxaana sidoo kale ku dhaawacmay ku dhawaad 5 ruux, oo qaar kood gaariga Qarxay ay la socdeen halka kuwoo kalane goobta ay ka ag dhawaayeen.

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa goobta gaaray mana jiraan faafaahin intaas dhaafsiinsan oo laga helayo Qaraxaasi lagu xiray Gaari yar oo nuuca raaxada ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.