Amaanka Muqdisho oo qaab cusub loo dhowrayo.

0

Hornafrik-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa is bedel aan buurneyn lagu sameeyay qaabki ay ciidamada amaanka u ilaalinayaaeen Caasimadda.

inta badan wadooyinkii xirnaa ee magaalada ayaa la furay , waxaana qaar badan oo kamid ah ciidamadi xasilinta lagu badalay kuwo Boolis ah oo isgoysyada jooga.

maxaa ka cusub magaalada?

Hornafrik ayaa u kuur gashay waxaana ay soo ogaatay in xitaa shaqsiyaadka lugeynaya meelaha qaar ee muhiimka ah sida madaxtooyada wadooyinka gala la weeydiinayo aqoonsiyo ay ku maraan.

hadii kali ah gaadiidka aad ku ogeyd in ay aqoonsi ku maraan agagaarka madaxtooyada haatan dadka caadiga ah aya ala weydiiyaa ID-yada.

si weyn ayaa ay ciidamada amaanka ugu jiraan feel jignana ku aadan weeraro kale oo Shabaab Muqdisho ka geystaan.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.