Deg-Deg Taliyaal Nabad Sugid ah oo shaqada laga joojiyay

0

Hornafrik-war deg deg ah oo soo gaaray Hornafrik ayaa sheegaya in Shaqada laga joojiyau Taliye ku xigeenka koowaad iyo kan labaad ee Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka  Soomaaliya.

Warqad uu soo saaray Taliyaha NISA Xuseen Cismaan Xuseen islamarkaana ay Hornafrik heshay ayaa shaqada looga joojiyay Sare guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed iyo Gaashaanle sare Cabdulqadir Maxamed Nuur Jaamac oo ah taliye ku xigeenka kowaad iyo kan labaad ee Nabad sugida Soomaaliya.

Sidoo kale warar hoose ayaa sheegaya in xilka laga qaaday saraakiil kale waanse idiin soo gudbin doonaa faah faahinon kale.

Hoos ka arag warqadda shaqo joojinta.

Img 20180716 Wa0005
Img 20180716 Wa0005

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.