Faah Faahin qaraxyo dhacay iyo weerar la fashiliyay.

0

Hornafrik– waxaa qarxay labo gaari , ciidamada koofi gaduudana waxaa ay toigteen sadex ka tirsanaa Al-Shabaab isku dayay in ay weeraraan madaxtooyada Soomaaliya.

Qaraxyada oo ahaa gawaari ayaa kan hore waxaa uu ahaa mid ay ceyrsanayeen ciidama waxaana uu ku qarxay , darbiga Taalada SYL.

Kan labaad ayaa ahaa gaari kale oo ay saarnaayeen rag la toogtay , waxaana inuu gudbo diiday ciidamda ku sugan baaritaanka wadada ka timaada Ceel Gaabta gashana madaxtooyada halkaa ayuuna ku qarxay.

Qasaaraha marka laga hadlayo waxaa jira dhaawac yo gaaray labo kamid ah askarta dowladda .

Waxaana dhamaan la toogtay sadex dagaalame oo Shabaab ahaa.

Daawo Sawiro

Img 20180714 Wa0018
Img 20180714 Wa0018

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.