Duqeyn lagu dilay xubno Shabaab ka tirsanaa oo ka dhacday Jubada Dhexe.

0

Hornafrik-wararka ka imaanaya Tuulada Jawaareey ee hoostagta degmada Saakow ee gobolka Jubada dhexe ayaa sheegayaa in halkaasi saacado kahor ay ka dhacday duqeyn diyaarad.

Dadka deegaanka oo u waramay Hornafrik ayaa sheegay in duqeynta ay dhacday saqdii dhexe ee xalay islamarkaana lagu dilay 8-kamid ahaa Shabaabka ku sugan Tuulada Jawaareey ee hoostagta degmada Saakow ee Jubada Dhexe.

Lama oga ilaa iyo imika oo saacado ka soo wareegatatay duqeynta dowladda leh diyaaradda Gantaalka la dhacday Al-Shabaab.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.