Weerarki qaraxyada ku bilowday oo goordhaw la soo afjaray.

0

Hornafrik-Weerarki qaraxyada ku bilowday oo goordhaw la soo afjaray.

Waxaa goordhay ciidamada amaanka ay soo afjareen weerarki qaraxa ku bilowday ee ka dhacay xarunta OTO-OTO ee ay deganyihiin wasaaradaha amniga iyo tan arimaha gudaha ee Soomaaliya.

Waxaa weerarka lagu dilay sadex dagaalame shabaab ah oo gudaha xarunta galay.

Waxaa dhintay dad ka badan toban qof oo isugu jira askar , shaqaalaha wasaaradaha iyo dad shacab ah.

Sidoo kale dad intaa ka badan ayaa dhaawacmay , qaraxyada iyo weerarka gudaha lala galay ayayna ku wax yeeloobeen.

La soco wixii soo kordha iyo laamaha amaanka oo ka hadli doona.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.