Deg-Deg Qaraxyo dhacay iyo Shabaab gudaha u galay xarunta …

0

Hornafrik-Waxaa daqiiqado kahor uu qarax xoogan ka dhacay iridka hore ee xarunta wasaaaradda arimaha gudaha Soomaaliya ee u dhaw isgoyska Sayidka ee Muqdisho.

qaraxa kadib ayaa la sheegayaa in rag hubeysan ay gudaha u galeen xarunta wasaaradda halkaas oo haatan dagaal uu ka socdo.

sidoo kale qarax labaad ayaa dhacay isla goobta uu qaraxa iyo weerarka ka dhacay.

lama oga inta uu la egyahay qasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarka oo wali socda.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.