Qalbi dhagax muddo kadib waxaa uu la midoobay qoyskiisa!

0

Hornafrik-Cabdi Kariin Muuse Qalbi dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Jabhada ONLF lagana soo daayey xabsi ku yaalla dalka Itoobiya ayaa 10 bilood ka dib la midoobay qoyskiisa oo degan dalka kenya,  Hornafrik ayaana heshay sawiro.

Qalbi Dhagax ayaa habeen ka hor lagu soo dhaweeyey Magalada Nairobi ee dalka Kenya,waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo boqolaal ka mid Soomaalida ku nool Nairobi.

Waxaa uu waqti la qaadanaa xubnaha Qoyskiisa Gabar uu dhalaya ayaan baraha Bulshada soo dhigtay iyadoo leh So dhawoow Aabe macaan.

Qalbi Dhagax Gabartiisa
Qalbi Dhagax Gabartiisa
Qalbi Dhagax Qoys
Qalbi Dhagax Qoys

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.