Gudoomiyaha degmada Hodan oo xilka laga qaaday , loona…

0

Hornafrik-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu xilka qaadis ku sameeyey Guddoomiyaha degmada Hodan Maxamed Axmed Cantoobo,iyada oo xil kale loo Magacaabay .

Maxamed Axmed Cantoobo ayaa waxaa sidoo kale loo Magacaabay in uu noqdo Agaasimaha guud ee Arrimaha Bulshada ee maamulka gobolka Banaadir,kaas oo uu horay u haayey Saalax Xasan cumar oo isna Maanta loo Magacaabay Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.