Deg-Deg Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo goordhaw ka dhacay Muqdisho.

0

Waxaa saacad kahor uu qarax ka dhacay xaafada Banaadir , degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Qaraxa waxaa uu ahaa miino ku aasneyd inta u dhaxeysa Digfeer iyo sidoo kale isbitaal Banaadir ee degmada Hodan sida ay Hornafrik u sheegeen dad goobta ka dhawaa.

Inta la xaqiijiyay 6-qof ayaa dhaawac gaaray 2-kale na waa ay dhinteen sida lagu waramayo.

Dad badan ayaa ku sugnaa halka uu qaraxa ka dhacay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.