Afhayeenka maamulka Galmudug oo goordhaw lagu xiray Muqisho.

0

Afhayeenka Galmudug Cabdullahi Xaashi Faarax ayaa goordhaw lagu xiray magaalada Muqdisho Ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaana xiray afhayeenka, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan maamulka Galmudug.

Mr Roob da`ay ayaan la ogeyn sababta loo xiray laakiin waxaa la xaqiijiyay in ay xireyn Ciidamada Nabad sugida Soomaaliya xili maalmihii dambe uu ku sugnay magaalada Muqdisho.

Wararka qaar ayaa sheegaya in loo heysto warar uu ku daabacay baraha Bulshada.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.