Yaa ka danbeeyay sii deynta Qalbi dhagax.

0

Hornafrik-maalmo kahor dowladda Itoobiya waxaa ay xabsiga ka sii deysay Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo sanadki hore laga dhoofiyay magaalada Muqdisho.

Safiirka dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Jamaaludiin ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho saacado kahor waxaana uu ka hadlay sii deynta Qalbi dhagax.

Jamaaludiin ayaa sheegay in codsi ay dirtay dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa in xuriyadiisa dib loo siito Qalbi dhagax ay ku timid sii deyntooda.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.