Deg-Deg-Hogaamiye sare Shabaab ah oo la dilay.

0

Hornafrik– warar deg deg ah oo ka soo baxaya gobolka Jubada Dhexe gaar ahaan degmada Jilib ayaa sheegaya in duqeyn lagu dilay Hogaamiye Sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Nin magaciisa lagu sheegay Bashiir Qoor Gaab ayaa Weerar Talaadadi laga sameeyay degmada Jilib ee Jubada Dhexe lagu dilay.

Weerarka dhanka Cirka ah ayaa lagu dilay sida warar soo baxaya ay sheegayaan.

 

La soco wixii ku soo kordha.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.