Qalbi dhagax oo la xaqiijiyay in xabsiga laga daayay.

0

Hornafrik– waxaa maanta si rasmi ah xabsiga Itoobiya looga sii daayay c/kariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax sarkaal ka tirsan jabhadda ONLF sanadkii hore na ay dowladda Soomaaliya ku wareejisay Itoobiya.

Caawa sawir laga qaaday ayaa waxaa heshay Hornafrik , waxaana uu ku suganyahay caasimadda Itoobiya oo uu kula midoobay xubnaha ehelkiisa.

Oday adeer u ah qalbi dhagax ayaa warbaahinta waxaa uu u sheegay in dedaal badan kadib lagu guuleeystay sii deeynta Cabdikariin.

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.