nin shacab ah oo goordhaw lagu dilay Muqdisho.

0

Hornafrik--Kooxo ku hubeysnaa bistoolado ayaa goordhaw abaaro salaadi maqrib waxaa ay degmada Xamar jajab gaar ahaan xaafada laanta Gaheyr ku dileen nin shacab ahaa.

magaca shaqsiga la dilay ayaa goob joogayaal waxaa ay Hornafrik ugu warameen in la oronjiray Cabdi Calasoow uuna kamid ahaa dadka deegaanka ku nool.

ragii dilka geystay aya durba goobta iskaga baxsaday sida inta badan dhacdaba waxaana dadka ay sheegayaan in ay jirto cabsi badan maadaama si lama filaan ah dilka u dhacay.

maalmihii danbe ayaa amaanka magaalada waxaa uu ahaa mid ka soo reynaya kadib bishii ramadan oo dialal badan ahy dhaceen.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.