Deg-Deg-Xaflad Qu’aan akhris ah oo caawa bam gacmed lagu weeraray gudaha Mudisho.

0

Hornafrik- Caawa ayaa waxaa kooxo hubeysan ay bam gacmeed ku weerareen xaflad Qur’aan akhris ah oo ka soctay xarunta degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.

caruur sida la sheegay ka qeybgahay tartank Quraan akhris ah oo bishi Ramadan la qabtay ayaa munsaabaad waxaa loogu dhigay xarunta degmada Waaberi , Mab ayana kooxo ku tuureen halkaasi.

inta la xaqiijiyay mid kamid ah ardaydi ka qeybgashay tatanka ay ku dhaawacmay Bamka , waxaana goobta iskaga baxay ragii weerarka geystay.

ciidamada amaanka ayaa haatan wada baritaan.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.