Deg-Deg Ra’iisal wasaaraha Ethiopia oo soo gaaray Muqdiso.

0

Hornafrik-Waxaa haatan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal wasaaraha dalka  Ethiopia Abiy Ahmed.

Wafiga ka socda dowladda Ethiopia ee uu Ra’iisal wasaaraha dalkaasi horkacayo ayaa waxaa muqdisho ku soo dhaweeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Wafdiga ayaa inta ay Muqdisho ku suganyihiin waxay kulamo la qaadan doonaan madaxda dowladda Soomaaliya.

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.