Xildhibaano , Gudoomiye iyo askar lagu dilay Shabeelaha Dhexe.

0

Hornafrik-Alle ha u naxariistee waxaa goor-dhaw duleedka degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe ku geeriyooday Xildhibaano iyo Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya.

Xildhibaan Eng Ismaciil Muumin iyo Xildhibaan kale oo Baarlamaanka Hirshabeelle ka tirsan ayaa ku Geeriyooday weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen Kolanyo Gaadiid ah oo marayay deegaanka Haan-shiikh.

Sidoo Kale Guddoomiye ku xigeenka Degmada Raaga Ceelle Muuse Afweyne iyo 4 Askari ayaa weerarkaas ku dhintay.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.