Madaxweyne Farmaajo oo furay shirka Amniga Qaranka.

0

Hornafrik-Shirka Golaha amniga Qaranka ayaa daqiiqado ka hor ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koofur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Maxamed C/laahai Farmaajo ayaa furay shirka asaga ayaana shir guddoomin doono inta uu socda shirkaas.

Qodobo dhowr ah ayaa looga hadli doonaa shirka oo ay ka mid yihiin amaanka, dhismaha Ciidamo Qran iyo qodobo kale.

Waxaana ka qeybgalaya Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya , Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.