Madaxweyne Farmaajo oo caawa ku hoyanaya Baydhaba lana kulmaya ..

0

Hornafrik– Madaxweynaha Soomaaliya maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa waxaa uu ku suganyahay magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay , waxaa ku wehliya Ra’iisal wasaarihiisa Xasan Cali Kheyre , madaxda maamul Goboleedyada qaarkood iyo wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa birito furi doona shirka golaha amniga qaranka waxaana uu caawa kulamo gooni gooni ah la leeyahay madaxda dowlad goboleedyada ee halkaasi ku sugan.

Amaanka magaalada Baydhaba ee Gobolka Baay ayaa aad loo adkeeyay iyadoo  ciidamo badan la dhigau wadooyinka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.