Sadex nin oo maanta Muqdisho dil toogasho ah lagu xukumay.

0

Hornafrik-Sanadkii tagay bishii October 28-keedi ayaa kooxo hubeysan waxaa ay weerar qarax ku bilowday ku qaadeen hotelka ku yaala degmada Xamar weyne ee la yiraahdo Naasahablood laba .

weerarkaas ayaa socday mudo saacado ah iyadoona ay ku dhinteen 17-qof oo isugu jiray siyaasiyiin , masuuliyiin xilal hayey , haween iyo caruur ku dhawaad 50- kale ayaana ku dhaawacmay xiligaas waxaana lamaah amaanka ay gacant ku dhigeen rag la tuhunsanyahay in ay ka danbeeyn weerarkaasi.

Maxkamda ciidamada qalabka sida oo dhowr mar dhageysatay dacwada loo heystao sadex nin oo qaraxaasi ku eedeysna ayaa maanta axaa ay sadexdaba ku riday xukun dil toogasho ah.

Farxaan Maxamed Samatar , Cabdinaasir dhaqane Xasan iyo Abshir Maxamed Xaaji Buule oo ahaa raga loo heystay weeararki 28-ki Octobey ayaa maxkamdu dil ku xukuntay sida uu ku dhawaaqay Gashaanle sare xasan Cali Nuur Shuute gudoomiyaha maxkamada darajada 1ad ee ciidamada qalabka sida.

Raga manta xukunka lagu riday ayaa baaritaanka  maxkamdeyntoodu waxaa ay soctay tan iyo markii uu qaraxa loo heysto  dhacay oo hatan laga joogo mudo 7bilood ah.

 

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.