Deg-deg Madaxweynaha Soomaaliya oo xilka ka qaaday Gudoomiyaha maxkamadda sare magacaabayna mid cusub.

0

Hornafrik-madaxweyha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi ayaa xafiiskiisa waxaa ka soo baxday wareegto xilka looga qaadayo gudoomiyihi maxkamda sare islamarkaana mid cusub lagu magacaabayo.

“Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxa uuna xilkaas u magacaabay Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed.” ayaa lagu yiri.

Sikastaba waxaa jirtay in waayahan danbe dhaliil loo jeedinayay garsoorka dalka.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.