Nin la tuhmayo inuu yahay Daacish oo ay qabteen laamaha Amaanka.

0

Hornafrik-waxaa magaalada Muqdisho ay laamaha amaanka ku qabteen nin aad loogu maleynayo inuu yahay Daacish islamarkaana maalmo kahor Muqdisho ku dilay askari ka tirsanaa ciidanka Taraafikada Soomaaliya.

Ninka ayaa aad ugu muuqda inuu yahay dilaaga askariga waxaana noo xaqiijiyay sidaasi saraakiil ka tirsan CID ee danbi baarista.

Sawir lagu baahiyay baraha bulshada ayaa sidoo kale ka muuqday ninka.

Received 10156396227039583

Daacish ayaa marka ay fuliyaan dil soo bandhiga sawirada qaabka loo fuliyay dilka , maalmo kahor ayaana sawir ay soo bandhigeen uu ahaa mid kan hoose:-

 

Received 1618686494896510

Sikastaba ha ahaatee waxaa lagu waramayaa in baaris ay ku socto ninkani.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.