Guddoonka Golaha Shacabka Oo Warka Soo Saaray Dagaalka Deegaanka Tukeraq

0

Hornafrik-Kulan ay yeesheen guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxa ay uga hadleen Dagaaladda maalmihii lasoo dhaafay kasoo cusboonaaday Deegaanka tukaraq ee gobolka Sool.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxa uuna ku baaqay dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq in wax walba ay wada hadal ku dhameeyaan, loona turo shacabka lagu kor dagaalamayo.

Sikastaba xaalada deegaanka tukaraq ayaa5 haatan ah mid degan,iyada oo masuuliyiinta labada maamul ay guulo ka sheekteen.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.