Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Baladweyn lana kul..

0

Hornafrik-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan halkaas oo ay maasheeyeen biyaha daadadka roobka iyo fatahaada wabiga shabeele.

Madaxweynaha Soonaaliya yaa waxaa baladweyne ku soo dhaweeyay madaxweyaha Hirshabeele Maxamed Cabdi waare.

Madaxweyne Farmaajo ayaa booqanaya xaafadaha ay galeen fataahada ee ay dadka ka barakaceen iyo sidoo kale goobaha ay dadka ku barakaceen ee duleedka magaalada.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa garoobka diyaaradaha Muqdisho waxaa ka qaaday diyaarad Helicopter ah.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.