Deg deg labo musharax oo wareega labaad ka tanasulay.

0

Waxaa hada la bilaabayaa wareega sadexaad ee Codeynta iyadoo wareega labaad ay iska tanasuleen labada musharax ee Cabdicasiis Laftagareen iyo Shariif Cabdala Maxamed iyadoo ay isku soo hareen Maxamed Mursal Shiikh Craxmaan iyo Ibraahim Isaaq Yarow.

 

La soco wixi soo kordha.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.