Deg-Deg- Codeynta doorashada Gudoomiyaha G/Shacabka oo bilaabatay iyo musharax is casilay.

0

Hornafrik-Waxaa si rasmi ah hada xarunta Golaha shacabka ee Baarlamaanka uga bilowday codeynta doorashada gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

doorashada ayaa waxaa inta aysan bilaaban kahor iskaga haray Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo kamid ahaa 11-ka musharax ee xilka isu taagay.

waa ay soctaa codeynta wixii ku soo kordha la soco.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.