Deg-deg Afar musharax oo u gudbay wareega labaad ee doorashada.

0

Waxaa soo idlaatay tirinta codadka warega 1aad ee doorashada gudoomiyaha Golaha shacabka waxaana u soo gudbay wareega 2aad ilaa afar kamid ah musharaxiinti taagnaa.

Maxamed mursal shiikh Craxmaan oo helay 83-cod ayaa galay kaalinta 1aad

Ibraahim isaaq Yarow oo helay 63-cod ayaa galay kaalinta labaad.

Cabdicasiis lafta gareen oo helay 54-cod ayaa sidoo kale noqday qofka 3-aad

Halka shariif cabdala maxamed oo galay kaalinta afaraad uu helay 19-cod.

Waxaana sidaasi afarta musharax ay u gudbeen wareega 2-aad ee tartanka doorashada gudoomiyaha Golaha shacabka iyadoo wareega labaad uu bilaaban doono wax yar kadib.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.