Wadahadlo u furmay Soomaaliya iyo Imaaraatka.

0

Hornafrik-waxaa mudooyinkaan jiray xiisado u dhaxeeyay dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraatka taaso oo horey loo sheegay in imaaraat ku ay dacwad ka dhan ah Soomaaliya u gudbiyeen Jaamacada Carabta taasi waxaa beeniyay in ay jirto wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya Axmed ciise cawad waxaana uu sheegay in ay jiraan wadahalo u dhaxeeya Madaxda Soomaaliya iyo Imaaraatka .

Lama oga xiliga uu bilowday wadahadalada u dhaxeya Somaaliya iyo Imaarataka iyo halka uu marayo , waxaase jirta in mudooyinkaan dambe sii xumaayay xiriirka labada Doiwladoodiyadoo dad badan sheegayaan in Imaaraatku ay baal mareen nidaamki diplomacy yadeed.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.