Wararki ugu dambeeyay Golaha Shacabka iyo Kulanki oo buuq iyo sawaxan u baaqday.

0

Hornafrik-Wararkii ugu dambeeyay ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in Xarunta ay ka baxeyn Xildhibaanadii mooshinka waday iyo Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabdi wali shiikh Ibraahim Muudeey.

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka gaar ahaan xildhibaanada Mooshinka wada ayaa KNN u sheegay in Ciidamo uu wato Guddoomiye Jawaari ay xoog ku qabsadeen Xarunta Golaha Shacabka taasina ay sababtay in Xildhibaanada ay dib Guryahooda ugu laabtaan.

Dhinaca kale waxaa hada socda kulamo gooni gooni ah iyadoo u gabu ahaan buuq iyo sawaxan u baaqday kulanki maanta.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.